(Sawirro) Deni oo Muqdisho soo gaaray & Shirkii wadatashiga oo goor dhow furmaya

Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni iyo Wafdi uu horkacayo oo ka soo kicitimay magaalada Garoowe ayaa goor dhow ka soo degay garoonka dayuuradaha Muqdisho. Wafdigan ayaa waxaa garoonka Aadan cadde ku soo dhoweeyey masuuliyiin ka tirsan DF. Deni ayaa ka qeyb galaya shirka wadatashiga madaxda DF iyo dowlad goboleedyada oo goor dhow ka furmaya teendhaha … Continue reading (Sawirro) Deni oo Muqdisho soo gaaray & Shirkii wadatashiga oo goor dhow furmaya